0000 Ku baro Quraanka online | Dugsi Quraan | Qudus Online
top of page
Qudus online Background-min-min.png
Macalin Quran online

Ma Jeceshahay adiga iyo Ubadkaaguba in aad ku barataan Akhriska Quraanka, Xiftigiisa iyo Tarbiyada Islaamka hab online ah Maalmaha iyo Waqtiga aad jaaniska leedihiin?

Waxa kuu diyaar ah Macalimiin Rag iyo Dumar leh oo lasoo xulay.

 

KU BARO QURAANKA ONLINE
 

Halkan iska Diiwangali

Duruusta / Courses

Akhriska Quraanka carabiga

HIGAADA CARABIGA

Barashada far-akhriska carabiga (Hingaad) adoo ku dhamaynaya Muddo kooban

QURAANKA

xifdiga quranka online

Barashada Quraanka xiftigiisa Akhriskiisa hab tajwiid ah

iyo Tafsiirka Quraanka 

Tarbiyada Islaamka online

TARBIYADA ISLAAMKA

Barashada Tarbiyada islaamka iyo Duruus kala duwan oo diiniya

Can't Drive Kids to the Mosque? Qudus online can Help!

Maxaad ku Dooranaysaa Qudus online? 

Why Choose Us ?

ONE TO ONE CLASS

Qoyskii ama Ardaygii waxa si gaar ah ugu dhigaya  hal Macalin iyaga oo qaadanaya wakhti ku filan.

Each Family or Student is being tutored by one teacher.

ANY WHERE & ANY DEVICE

Meelkasta oo dunida ka mid ah waad ka dhigan kartaa adoo isticmaalaya Computer ama Mobile-kaaga.

You can learn anywhere in the world on any device. 

CONVENIENT TIMING

Waxaad dooranaysaa wakhtiga iyo maalmaha aad jaaniska leedahay ee aad xiisadaha qaadan kartid.

Select your convenient time and days for Online Quran Classes.

QUALIFIED QURAN TUTOR

Wa Macalimiin Iskugu jira Rag iyo Dumar oo leh Aqoon iyo khibrad sare oo lasoo xulay.

Experienced Male/Female tutors who are very qualified Qari's and Islamic Scholars. They have enough experience of Teaching Qur'an and Islamic Studies Online with the best suitable for you

REPORTS & CERTIFICATES

Waxa lasiinayaa ardayda warbixin joogta ah, iyo shahaado ama ijaaza marka ay Dhammaystiraan midkamida Duruusta

Students will be getting Insha Allah The lesson report to check the progress and improvements also Certificates.

NO LANGUAGE BARRIER

Ardaygu hadaanu luuqada afsoomaliga si fiican u garanayn maaha caqabad ka hor istaagi karta inuu online ku barto Qur'aanka 

Qudus online has professional teachers who can communicate in Arabic, English and somali , making sure that the communication and learning is effective

Fal-celinta Ardayda

"What Our Students Say"

Somali Female Teacher

Sacdia Nuux

Aad ayuu noo anfacay Dugsigan aniga iyo caruurtayduba, such an amazing teacher Manshallh!

Somali Quran Teacher online

Omer Abdulkadir

Alx runtii waan ka faiday, kaligay hdda ayan akhrisan karaa quranka aadbu iila dadalen

Somali Female Teacher online

Yasmin Ahmad

markii iigu horeysay waxan islahaa ubadka online diinta laguma bari karo, barakallahu fiikum waxaad iga badasheen fikir kaygii hore, waanan ku qancay

FEE / Bisha Ardayga

Note:

Hadii Ardaydu ka Badantahay 3 waxa loosamaynayaa Qiimo Dhimis​

  • Free 3 Days Trail

  • Available 5 Days

  • Qualified Male/ Female Teachers

  • Private Classes

  • High Quality Curriculum 

  • Assessment & Reports

  • Certificates / Ijaaza

One to one Class

$30

Per

Student

DIIWAANGALIN 
QUICK REGISTRATION

Thanks! Message sent.

GET IN TOUCH

 
Ku baro quraanka whatsapp

WhatsApp or Call

Hargeisa  +252 65 4087991
UK            +44 1158 88 1112
USA          +1 314 529 1524
Sweden    +44 1444 39 1229

email qudus online somali quran teacher

Skype ID  / Email

whatsapp quran online somali
bottom of page