‎ ‎‎ ‎‎ ‎
`
welcome to AL-QUDUS ONLINE [][][][] اهلا وسهلا الى معهد القدس اون لاين لتحفيظ القران الكريم والدراسات الاسلاميةا




KU SAABSAN MACHADKA

Machadka AL-QUDUS ONLINE waa machad online ah oo magalada Hargeisa ku yaalaa oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogto qaab online ah machadka waxa wax barta arday ku kanool qaaradaha dunida sida qarada america europe iyo Asia macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon buuxda iyo khibrad u leh barida iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku hor jooga waxa wax kabaran kara machadka qof kasta caruur iyo ciroole machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaaga kugu timid waana fursad qaali ah si aad uga faa'idaysato halkan iska diwaangali oo

HALKAN GUJI ama Sii akhri/full read

NAGALA SOO XIDHIIDH

LEARN QURAN AT YOUR HOME

Image 02

AL-QUDUS ONLINE ACADEMY is the leading Online Islamic Institute for those who want to learn Quran online by way of distance courses. We have developed an extensive curriculum for learning Quran. Our distance courses utilize unique online learning tools, and combine both ancient and modern methods of teaching. We are providing our services to every individual anywhere in the world.AL-QUDUS ONLINE  aims to serve all Muslim brothers and sisters by providing online one-to-one live interactive classes for learning the holy Quran at a time most suited to yourself. We are offering First Week Free Trial Classes in which you just evaluate our service. Methodology: Our program is very easy 

Continue Reading


OGAYSIIS OGAYSIIS

OGAYSIIS OGAYSIIS.waxa uu ogaysiinaya machadka
AL-QUDUS ONLINE ACADEMY famliyada somaliyeed ee qurabaha jooga . inuu qaadanayo arday cusub oo heerar kala duwan ah dhexdhexaad iyo bilawba... ...............,,,,,,.................................

Continue Reading


casharka higaada #24


250x250 ad
ISDIWAANGALIN
Name/Magaca
Email
Skype ID
Mobile number

QALABKA WAXBARASHADA



DOWNLOAD HERE / QAADO

QUDUS ONLINE ACADMEY MUXAADARAAT XUL AH