top of page

Koorsooyinka Dugsiga
Qudus online
Machadku waxa uu u diyaariyay ardayda manhaj iyo duruus dhammaystiran oo casri ah kuwasoo ka kooban barashada Higaada quraanka ( akhrinta iyo qorista higaada carabiga ), Barashada Quraanka ( Xiftiga iyo tilaawada) oo Tajweed ah iyo Barnaamij Tarbiya ah ( Islamic Knowledge ).
Faah-faahinta hoos ka akhriso:

bottom of page